Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

Saraakiisha Sirdoonada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayuu shir xasaasi ah uga socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Shirkan ayaa la rumeysan yahay inuu ka dambeeyay booqashadii todobaadki hore Madaxweyne Farmaajo ku tagay Asmara oo siyaasiyiinta mucaaradka shaki weyn ka muujiyeen iyo booqasho kedis ah oo Madaxweynaha … Continue reading Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa